Cabdikariin Qalbi-dhagax oo booqanaya labo ka mid ah dowlad goboleedyada Somalia

Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo ka mid ah Xubnaha Ururka ONLF ayaa shaaciyay in uusan imaan doonin Magaalada Muqdisho, sababtuna ay tahay in uusan dooneyn inuu la kulmo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Qalbi Dhagax ayaa hadda ku sugan Magaalada Hargeysa ee Somaliland waxaana uu sheegay inuu dhawaan booqan doono Puntland iyo Galmudug oo … Continue reading Cabdikariin Qalbi-dhagax oo booqanaya labo ka mid ah dowlad goboleedyada Somalia